War qoraala oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa looga hadlay Dagaal beeleedyada ka jira qaar ka mida Gobolada Dalka Somalia.
Wasaaradu waxay baaq nabadeed u diraysaa Qabiilada Soomaaliyeed ee walaalaha ah kuwaasoo colaadaha ama dagaaladu ku dhexmarayaan gobolada Dalka qaarkood.
Odayaasha iyo Madaxda Maaamul Goboleedyada waxay wasaaradu ku adkeyneysaa inay kaalin ka qaataan nabadeybta dadka walaalaha si aaney dagaaladu usoo laaban.
Wasaaradu waxay xoojineysaa ajandaha Qaran ee ah in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
Previous articleCali Guud-laawe oo mashaariic kala duwan ka daah furay Degmada Balcad+SAWIRRO
Next articleMaamulka Somaliland oo mar kale hanjabaad uu ka soo yeeray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here