Wararka laga helaayo Gobolka Saaxil ee Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi roobab waa weyn ay ka curteen kuwaasoo khasaare nafeedna gaystay.
Deegaanka Xindaaleey ee Gobolka Saaxil waxaa daadadku qaadeen sedex caruur ah oo isla dhashay kuwaasoo biyuhu dileen ugu danbeyn.
Meydadka Caruurta waa la helay waxaana murug ay soo wajahday waalidiintii dhashay.
Roobabka waxay ka curteen kama da’een inta badan deegaanada Maamulka Somaliland iyo guud ahaan Dalka oo dhan.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
DAADADKA KA DHASHAY ROOBABKAdaadadka dadka ku dilay saaxil reerka cayrtoobay
Previous articleWasiirka Amniga Somalia muxuu kala hadlay Wakiilka Midowga Afrika iyo ATMIS+SAWIRRO
Next articleSulub iyo Madaale oo shir gudoomiyay kulan Amniga Xamar looga hadlaayay+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here