Sida uu shaaciyay howlgalka ATMIS Ciidamada ammaanka Soomaaliya oo taageero ka helaya ciidamada ATMIS gaar ahaan kuwa Burundi ayaa ee fadhigoodu yahay Saldhiga Qorilow ayaa roondo wadajir ah ka sameeyay agagaarka Ceelow.

Deegaankaan Ceelow ayaa 10 km koonfur galbeed ka xigta Saldhiga Qorilow oo ku yaala dawlad Goboleedka Hirshabelle.

Advertisement
Ciidamada wadajirka ah ayaa wada  qorshe lagu xaqiijinayo amniga dadka deegaanka & dariiqyada saadka ee muhiimka ah.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 5 people, elephant and Bactrian camelMay be an image of 7 people
Previous articleHowlgalka UNSOM oo sanad loogu kordhiyay joogitaankooda Soomaaliya
Next articleCiidamada Danab oo howlgalo qaasa ka fuliyay Jubaland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here