Howgal burburin ah oo kadhan ah Maleeshiyada arxan laaweyaasha ayaa waxa ay Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad fadhigoodu yahay Gobolka Bakool ay ka sameeyeen tuulooyin dhowr ah sida Farag, wargoloole, hooyaley, abagbeeday, iyo dudumaale oo maleeshiyada khawaarijta ku dhuumaaleysaneyeen.

Howlgalka burinburinta Waxa hogaaminayey Abaanduulaha Guutada 9-aad qabta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed g/le Yuunis aadan Xasan waxaana uu warbaahinta ciidamada qalabka sida u xaqiijiyay in ciidamada cagta mariyeen saldhigyo Aragagaxisadu ku dhibaateyn jireen shacabka soomaaliyeed.
XIGASHO RADIYAHA CIIDAMADA DOWALDA
May be an image of 3 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 people, grass and treeMay be an image of 4 people and rhinocerosMay be an image of 3 people
Previous articleMadaxweynaha Hirshabelle oo maanta dhagax dhigay dhismaha wado muhiim ah+SAWIRO
Next articleDuqa Muqdisho “Waxaad arkeysaa Gabar sii jeed isku sawireysa iyadoo soo jeed isku sawiri karta”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here