MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka sheekeeyay hab dhaqanka xun ee ay la yimaadeen gab-dhaha Soomaaliyeed qaarkood.

Duqa Muqdisho ayaa xusay in waqtiyadaan danbe ay soo baxeen gabdho sida uu sheegay cowradooda shilimaad ku raadinaya.

Advertisement

Gudoomiye Madaale wuxuu carabka ku dhuftay inay masuuliyad ka saaran tahay ilaalinta dhaqanka wanaagsan.

“Waxaad arkeysaa Gabar sii jeed isku sawireysa iyadoo soo jeed isku sawiri karta”ayuu yiri Duqa Muqdisho.

Haddaba halkan hadalada Duqa Muqdisho:-

Previous articleCiidamada Dowalada oo Maanta cagta mariyay fariisimo Alshabaab ku lahaayeen Bakool
Next articleGudoomiye xigeenka Baarlamaanka oo booqatay safaarada Imaaraadka+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here