Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa maanta magacaabay maaareeye iyo maareeye xigeenka kastamka.

Haddaba halkaan ka aqriso:-

Advertisement

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 45 ee 23-ka October, 2023, kuna saabsan magacaabid Maareeyaha iyo Maareeye ku-xigeenka Kastamka Tuurdibi.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay:              Dastuurka   Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay:               Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

Waxaa Axmed Maxamed Xasan (Orshe) loo magacaabay Maareeyaha Kastamka Tuurdibi.

Waxaa Maxamed Cali Cabdulle loo magacaabay Maareeye ku-xigeenka Kastamka Tuurdibi.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Previous articleCiidamada Midowga Afrika oo madaafiic ku garaacay dad shacaba
Next articleAskari sedex ruux ku dhaawacay Maqaaxi uu ku weeraray Bam gacmeed+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here