Jowhar, 3-Maarso-2024: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta dhagax-dhiggay wadada isku-xirto garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada Jowhar.

Masuuliyiinta shirkadda Adeegsan oo u xil-saaran dhismaha waddada ayaa madaxweynaha u faahfaahiyay baaxada shaqadda iyo xilliga ay soo dhammaaneyso.

Advertisement
“Sannad iyo bar oo dagaal ah kaddib Dowladda Hirshabeelle isku-tashi ayay ku dhisaneysaa deegaanadeeda. Alle ayaa mahad leh oo maanta noo suurageliyay inaan biloowno dhismaha waddada xiriirisa garoonka iyo magaalada Jowhar.”

Ugu dambeyn madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa shacabka Hirshabeelle ugu baaqay inay Dowladdooda garab istaagaan.

DHAMMAAD
Wixii faah-faahin kala xiriir
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda
Maxamed Shuuriye Nuur
Director.communication@hirshabelle.gov.so
May be an image of text that says "DAAHFURKA MASHRUUCA Iskaashi dhab ah ADEEGSAN ashruca dhismaha wadada magalada jowhar ilaa mohamed dheere international airport AGTIDA: Adegsan construction development company 00 Shirkad maxali ah gaar loo leyahay Ah Iyo dowlad goboledka hirshabelle 0o Ku Bahoobay Iskaashi Ku Dhisan "ISKU TASHI DHAB AH" Dhinacyada Raasumaalka, Kartida, Ha- abuurka Loo Baahanyahay Waxqabad Muuqda Oo Guulaysto Mustaqbalka Dhow Caqliyahan Ah Laguna Guulesto Magaaloyin Ifaya (hirshabelle). La Maarayn Karo kaabayaasha dhaqaalaha kuwa bulshada, hanaanka ugu haboon AWL-GALKA: Ku dhiiranaanta dhiirigelinta maalgelinta maxalliga gaarka ee lagu dar gelinaayo shaqo abuurista, &U guntasho Ku Qotoma Wadag Sheqaynta Laamaha Hormarinta Magaaloyinka!!"May be an image of 7 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 12 peopleMay be an image of 7 people and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 1 person and grassMay be an image of 1 personMay be an image of 3 people and text
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh VS Mucaaradka
Next articleCiidamada Dowalada oo Maanta cagta mariyay fariisimo Alshabaab ku lahaayeen Bakool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here