Ciidanka Xoogga Dalka sooamliyeed oo ku howgalayey xogta dadka deegaan iyo geesiyaasha dadka deegaanka oo khaarajiyey horjoogayaal Deegaanka ceel macaan oo u dhaxeeya degmada jalalaqsi iyo deeganka Buurweyn ee katirsan gobalka hiiraan.
Waxaa howlgal lagu dilay laba xubnood oo katirsan khawarijta ka fuliyay geesiyasha dadka degaanka iyo ciidamada XDS waxaana khawarijta halkaas lagu furtay mooto,talefano, iyo Agab isgaariin .
Howlgalkan guuleystay ayaa geesiyaasha XDS iyo dadka deganka ay ka fuliyen deganka ceel macaan.

Maalmahan waxa gobalada dalka kasocda howlgalo xidada loogu sibayo haradiga maleeshiyadka khawarijta argagaxisada.
=XIGASHO RAADIYAHA CIIDAMADA DOWALADA=
May be an image of 2 peopleMay be an image of motorcycle and scooterMay be an image of scooter and motorcycleMay be an image of phone and text
Previous articleXukuumada Somalia oo Mareykanka ku amaantay soo saarista ciidamada tayada leh ee Danab
Next articleDeegaan dhawaan laga saaray Alshabaab oo xarun Caafimaad laga furey+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here