MOQOKORI (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo  Deegaanka Dubugal oo hostaga dagmada Moqokori Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi Xarun Caafimaad laga durey.

Deegaanka Dubagal ayaa dhawaana laga saaray dagaalamayaasha Alshabaab xili ay mudo maamulayeen.

Advertisement

Munaasabada furitaanka Xarunta Caafimaad waxaa ka soo qeybgalay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabelle.

Sidoo kale waxaa soo buux dhaafiyay dadka deegaankaan u dhashay iyo guud  ahaan gobolka Hiiraan oo laga lala yimid sida Baladweyne iyo Moqokori.

Dhismaha xaruntaan Caafimaad waxaa gacan weyn ka gaystay dadka deegaanka Dhubugal ee qurbaha ku nool.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

 

Previous articleCiidamada Dowlada iyo Macawisleyda oo laba Alshabaab ku dileen duleedka Jalalaqsi+SAWIRRO
Next articleNasashada Jimcaha. iyo Sheeko Cajiiba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here