Xudur (dayniiile.com)-Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada deegaano cusub ayaa laga saaray Alshabaab halkaasoo ay mudo ka talinayeen.
Deegaanada laga saaray Alshabaab oo kala ah abagbeeday, dudumaale, buulo-kojoor iyo Ceelgaras ayaa dhamaantood hoos taga Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.
Howlgaladaan Alshabaab looga qasaday deegaanadaasi waxa fuliyay
Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad ee qeybta 60-aad.
Si kastavba wararku waxay intaasi ku darayaan in Deegaanadii Alshabaab laga qabsaday ay iminka ka socdaan baaritaan amni xaqiijin ah.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
DAYNIIILE.COM





