Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed si gaar ah Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ayaa maanta ila Caawa howlgalo ka dhan ah khawaarijta waxa ay ka fuliyeen deegaano ay ku dhuumalaysanayeen Khawaarijta, halkaas oo ay ku dhibaaten jireen Shacabka Soomaaliyeed.

Degaanada Howlgaladaan gaarka ah laga fuliyey ayaa kala ahaa Labaatan jirow, Garas dheere iyo tuuloyin kale kuwaas oo isku xira Gobolada Baay iyo Bakool.

Howlgalkaan waxaa hoggaaminayey Taliyaha Guutada 8-aad Qeybta 60-aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyed G/le Maxamed Nuur Mad- Dheere oo ay qeyb ka ahaayen Saraakisha Taliska Guutada 8-aad iyo Masuuliyiin kale, dhamaan deegannada howlgalada laga sameeyey waxaa haatan gacanta ku haya ciidamada xoogga Dalka.
May be an image of 8 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 5 people and rhinocerosMay be an image of 6 people and rhinocerosMay be an image of 8 people and textMay be an image of 10 people
May be an image of 1 person and textMay be an image of 10 people
Previous articleTaliyaha Milatariga oo xariga ka jaray masjid laga dhisay Xarunta Villa Baydhabo .
Next articleMaxaa ka jira in Beri uu Muqdisho imaanayo Farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here