Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Maanta Xarigga ka Jaray Masaajidka Al Xaaji Sheikh Maxamuud oo laga hirgaliyey Xarunta Taliska Guud ee Villa Baydhabo .

Taliyaha Ururka 38-aad ee Taliska Guud G/Sare Salaad Xasan Jaamac iyo saraakiil kale ayaa goobjoog ka ahaa xarig jarka Masaajidkaan cusub, waxaana Taliyaha uu ku ammaanay saraakiisha juhdiga ay galiyeen in xerada ay ka dhisaan Masjid lagu cibaadaysto.

Ma jirto meel ka wanaagsan oo dhaqaale lagu bixin lahaa dhismaha guriga ilaahay, waadna ku mahadsantihiin dhismaha masaajidkaan quruxda badan ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin.
May be an image of 1 personMay be an image of 3 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 8 people
Previous articleMaxkamada Ciidamada oo dil toogasho ku xukuntay Askari dilay laba wiil oo bshacab ahaa
Next articleCiidamada Xoogga oo howlgalo ka dhan ah alshabab ka fuliyay Gobolada Baay iyo Bakool.+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here