Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhihaan Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la hadal hayaa inuu Beri iman doono Magaalada Muqdisho.

Wararka imaanshihiisa ku saabsan ayaa tilmaamaya in taageeerayaashiisa ay soo dhaweyn weyn u sameyn doonaan madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Advertisement

Maalmihii ugu danbeeyay waxay isbahaysi siyaasadeed ahaayeen madaxweynihii hore shariif Sheekh Axmed iyadoona ay macquul tahay inay xamar ku kulmaan maalmaha soo socda.

Imaanshaha Farmaajo iyo isbahaysiga kala dhexeeya Shariif Sheekh Axmed oo uu usii dheer yahay Siyaasiga mucaaradka ugu saameynta badan Ra’iisulwasaarihii hore Xasan Cali Khayre waxay caqabad ku noqon karaan qorshaha Madaxweyne Xasan ee ansixinta wax ka badalka Dastuurka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleCiidamada Xoogga oo howlgalo ka dhan ah alshabab ka fuliyay Gobolada Baay iyo Bakool.+SAWIRRO
Next articleHowlgal Alshabaab badan lagu dilay oo laga fuliyay Gal-gaduud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here