Hawlgal qorsheysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ka fuliyeen Gobolka Galgaduud gaar ahaan Degaanka Cali Yabaal meel 2 Km Kaga Beegan Dhanka Galbeed

Howlgalkaan ayaa Lagu dilay in Ka badan 15 Maleyshiyaad ah Halka Dhaawaca uu gaarayo 22 Maleyshiyaad ah oo ka tirsan Khawaarijta

Advertisement

Goobta Duqeynta laga Fuliyey ayaa Khawaarijta u eheed Saldhigii Jabhada Nabadiidka

Sidoo Kale Duqeynta ayaa lagu BurBuriyey Sanaad ay lahayeen Maleyshiyaadka Khawaarijta ah

Degaanka Cali Yabaal ayaa Hoostaga Degmada Ceel Dheer ee Gobolka Galgaduud.

XIGASHO RAADIYAHA CIIDAMADA DOWLADA

Previous articleMaxaa ka jira in Beri uu Muqdisho imaanayo Farmaajo
Next articleAf-hayeenka Booliska “Afduubkii iyo Dilkii Ganacsade Abuukar Kabax waxaa u xiran 7 qof oo uu ku jiro Taliye Saldhig”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here