Afhayeenka Ciidamada  Booliska Soomaaliya  ayaa wareysi uu siiyay Universal Tv wuxuu kaga hadlay kiiska Ganacsade Abuukar Kabax oo Rabi ha u naxariistee inta la afduubtay hadana la dilay.

“Afduubkii iyo Dilkii Ganacsade Abuukar Kabax waxaa u xiran 7 qof oo uu ku jiro taliyihii Saldhigga Booliska degmada Heliwaa”ayuu yiri Afhayeenka Bookiiska

Advertisement

Halkaan ka daawo wareysiga oo dhameystiran:-

Previous articleHowlgal Alshabaab badan lagu dilay oo laga fuliyay Gal-gaduud
Next articleDuqa Muqdisho oo xalay casho sharaf u sameeyay masuuliyiin ka qeybgalay wadatashiga wax ka badalka Dastuurka+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here