Ra’iisul Wasaarayaashi hore Cumar C/rashiid iyo Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur ayaa qaadacay wax ka badalka Dastuurka, iyagoo caddeeyay inay aqoonsan yihiin Dastuurka KMG ee 15-ka cutub iyo 143 qodob.

“Marna ma aqbaleyno Dastuurka loo badalayo xaqiijinta damac gurracan iyo rabitaanka Madaxtooyada”ayaa lagu yiri qoraalka ay soo saareen Mas’uuliyiintan hore.

Advertisement

C/raxmaan C/shakuur wuxuu hore u sheegay in hadii la ansixiyo Dastuurka  inaan la huureyn in lagu laabto mariinada isagoo ula jeeday in Xasan markiisa mucaaradku kacdoon kala hor tagi doonaan inkastoo

Mariinada waxaa ka dhacay dagaalo u dhexeeyay ciidamo difaacayay Xasan sheekh iyo Dowladii Farmaajo ee xiligaasi kadib kacdoonkii looga soo horjeeday muda kororsigii Farmaajo.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleWax ka ogow taariikhda qorantay kadib ansixintii Dastuurka
Next articleXukunka Askari dhac geystay oo Abahiis ku soo wareejiyay hay’adaha amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here