GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Ciidamada Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gadood ka sameeyay gudaha  Magaalada Garowe.

Ciidamada ayaa oo wata gaadiid dagaal ayaa ka xirtay wadooyinka Garowe xili ay ka cabanayaan Mushaar la’aan soo wajahday iyo xariga loo geystay wakiilkii Dowlada Somalia ee dhanka Hay’ada socdaalka walow mar danbe la sii daayay.

Advertisement

Hadababa warbixintaan oo dhameystiran  ka daawo muuqaalkaan uu soo diyaarshay Tv-ga Universal.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Next articlekulan ciyaareed Galabta lagu maamuusay xayiraadii hubka ee Somalia laga qaaday.+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here