MUQDISHO (DAYNIIILE.CO )-Kulankil furitaanka ee galabta tartanka kubada cagta ee Maamul Goboleedyada ee u dhexeeyay Galmudug iyo Hirshabelle ayaa lagu kala baxay bar baro 1-1 ahaa.

Galmudug ayaa goolka ku hor martay qeybtii hore waxaana lagu kala nastay 1-0 oo Galmudug ku hogaamineysay.

Advertisement

Ciyaarta dhamaadkeeda ayay Hirshabelle bar baro keenaatay waxayna ku dhamaatay bar bar dhac 1-1. ah.

Ra’iisulwasaa Xamze ayaa furey kulanka furitaanka ciyaaraha maamul goboleedyada Dalka.

Taageerayaasha labada dhinac ayaa aad u soo buuxdhaafshay garoonka xili waliba lacag laga dhigay garoonka.

Hadaba halkaan ka daawo goos gooska kulankii galabta waxaana xuquuqda video-ga iska leh Astaan Sports.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleXildhibaan hore oo Muqdisho lagu dilay
Next articleCabdiraxmaan Baadiyoow  Markii la qiimeeyay 208 Jaamacadood, oo ku yaalla dalalka Carabta, Mogadishu University waxay gashay kaalinta 108.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here