Waxaa lagu faafiyay baraha bulshada muuqaal muujinaya ciidamo badan oo ka tirsan Milatariga Maamulka Somaliland kuwaasoo wata gaadiid xamuul.

Mid ka mida Ciidamada oo hadlaya ayaa waxaa ereyadiisa ku jira inay duulaan ku yihiin khaatumo ilaa Garowe

Advertisement

Ma iirto cid xaqiijin karta in ciidanku yihikn Somaliland iyo qorshe ay duulaan ugu yihiin dhanka SSC Khaatumo.

Taageerayaasha baraha bulshada ee reer Laas-caanood mar ay ka hadlayeen muuqaalkaan ayay iyaguna ku datsadeen in ciidamadaasi ku soo biiri doonaan maxaabiis hore looga qabtay dhanka Somalialnd.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleMaamulka Puntland oo maanta dil toogasho ah ku fuliyay nin hore dil u geystay+SAWIRRO
Next articleWararkii ugu danbeeyay Israa’il,Falastiin iyo Iiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here