MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay inuu soo xeray fadhiga maanta xili uu dhinacyada faray in ay soo dhameystiraan cadeymaha.

Dacwad oogayaasha kiiska ninka xaasikiisa gubay ayaa dalbaday in maalmo dheeraad ah la siiyo si ay  u keenaan 4 marqaati oo hore leh kuwaasooku marqaati kacaya eedeysanaha xaaskiisa ku gubay inuu danbiga si bareer ah u galay.

Advertisement

Codsigaan ayaa sababay in Gudoomiyaha Maxamada uu qaato go’aanka uu ku soo xiray maxkamadeynta maanta oo xitaa la soo istaajiyay caruurta xaaskii dhimatay kuwaasoo ka sheekeynayay qaabka hooyadood loo gubay.

Haddaba halkaan ka daawo maxkamadeynta maanta iyo go’aanka gudoomiyaha uu ku soo xirey dacwada si maalin kale la isugu soo laabto:-

Previous articleDAAWO: Alshabaab qaabilsan kala gudbinta qaraxyada oo ka shekeynaya shaqadiisa
Next articleDAAWO: Ra’iisulwasaare Xamze oo ka hadlay ansixintii Heshiiska difaaca Badda ee Turkiga lala galay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here