Maxamed Nuur oo ah Wiil da’yar oo Alshabaab ka tirsan ayaa u gacan galay Dowlada Somalia kadibna waxaa laga wareystay siduu alshabaab ugu biiray iyo waxa uu qaabilsan yahay.
“waxaan Qaadi jiray Budada Qaraxyada Laga Sameeyo waxaana geyn jirey halka la igu amro laakiin aniga ma dagaalami jirin”ayuu yiri Maxamed Nuur
Hadaba halkaan ka daawo wareysiga uu soo bandhigay barta facebook ee ciidamada Dowlada:-
Previous articleDEG DEG: Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiiska difaaca Badda ee dhexmaray Somalia iyo Turkey
Next articleDAAWO: Maxkamadeyntii eedeysane Sayid Cali oo la soo xirey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here