Baardheere (dayniiile.com)-Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta u dirtay mucaawino shacabka ku dhaqan Magaalada Baardheere Gobolka Geddo ee Maamulka Juballand.

Magaaladaan oo inteeda badan ay biyaha roobku harqiyeen ayaa ka mida degmooyinka ay ku geeriyoodeen dadkii ugu badnaa marka loo eego degmooyinka kale.

Advertisement

Hay’adda Maareynta Maiibooyinka Soomaaliya  ayaa maanta mucaawinadaasi u dirtay Ama gaarsiisay Magaalada Baardheere.

Hay’adaan waxay dhawaan ugu deeqday isla magaaladaani Dooman dheereeya si loogu daad gureeyo dadka ku dhex go’doonsan Xaafadaha qaar iyo dadka jilcan sida waayeelka iyo carruurta.

HAaddaba halkaan ka daawo muuqaal uu diyaariyay Tv-ga Qaranka:-

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleCiidamo Gor-Gor ka tirsan oo tababar loogu soo xirey Jowhar+SAWIRRO
Next articleIsra’iil oo soo bandhigtay sawirada askar kaga dhimatay dagaalka Gaza

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here