Tella Aviv (dayniiile.com)-Taliska Ciidamada Milatariga Israa’iil ayaa soo bandhigay sawirada 2 askari oo ay sheegeen inay kaga dhigteen dagaalada ugu danbeeya ee ka dhacay Gaza ee dhanka dhulka ah.

Sidoo kale waxay soo bandhigeen Milatariga Israa’iil tirada guud ee dagaaladaan kaga dhimatay dagaalka.Qasa

Advertisement

Labada Askari ee u danbeysay ee lagu dilay Gaza ayay magacyadooda ku sheegeen Kfir Itzhak Franco iyo Asaf Maste inkastoo xeelad dagaal darteed ay wax badan u qarinayaan.

Dhanka kale tirada guud askarta kaga dhimatay dagaalada Xamaas kala dhexeeya ayay ku sheegeen 50 askari waana tan iyo wixii ka danbeeyay 7-dii Oktober waa siday sheegteen inkastoo la ogayahay inay dhimashadoodu intaas aad uga badan tahay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleDAAWO VIDEO: Dowlada Somalia oo mucaawino u dirtay Baardheere
Next articleMucaaradka Isra’iil oo sabab u yeelay is casilaad looga fadhiyo Netanyahu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here