Tella Aviv (dayniiile.com)-Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil Yair Lapid ku eedeeyay raysal wasaare Benjamin Netanyahu inuu si xun u maareeyay dagaalka Xamas ay ku qaadeen.

Siyaasigaan Mucaaradka ah wuxuu ugu baaqay Netanyahu inuu is casilo madaama si ay u dib ugu soo dhisaan wax uu ku sheegay qaranka Isra’il.

Advertisement

“xiligaan wado kale ma furna waa inuu is casilaa Netanyahu madaama si aan fiiceneyn u mamulay dagaalka Xamaas”ayuu yiri hogaamiyaha Mucaaradka Yuhuuda.

Mar uu ka hadlaayay sababaha kale uu ku dhaliilayo Dowlada Netanyahu hogaamiyo ayuu sheegay Yair Lapid in dagaalka Xamaas uu qaatay  bil iyo ka sii badan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Lapid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here