Kismaayo (dayniiile.com)-Booliiska Maamul Goboleedka Juballand ayaa maanta soo bandhigay maandooriye fara badan oo nuuca xashiishka loo yaqaan ah kaasoo lagu soo qariyay gaari.

Gaari Nuuca Afjiir-ka loo yaqaan ayaa lagu soo qariyay kaasoo caro maanyo lagu soo raray kadiban daroogada carada dhexdeeda lagu sii dhex qariyay.

Advertisement

Doon ayaa keentay Xeehta Kismaayo kadiban gaariga ayaa lagu soo qaaday xili abooliiskuna kor kala socday sida uu sheegay Sarkaal u hadlay Booliiska.

Haddana halkaan ka daawo muuqaal uu diyaariyay Tv-ga Qaranka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here