Agaasimaha Guud ee Howlaha Guud ahna Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Maareynta roobabka ka da’ay Magaalada Muqdisho Mudane Cabdirashiid Ibraahim Maxamed ayaa uga digay bulshada in aysan daa’dadka roobka raacinin qashin iyo wasaq sababi kara in ay xirmaan bulaacadaha biya-mareenada.

XIGASHO MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here