Ciidamada Milatariga ee ku sugan Magaalada Baydhaba ayaa gurmad xooggan waxay u sameynayaan  bulshada Baydhabo oo roobabku saameyn xooggan ku yeesheen.

Waxaad ku arki kartaa Video-ga Qaranka muuqaalkaan uu diyaariyay ciidamada Xoogga oo kaalmeynaya shacabka waliba gaadiidkooda dagaal ku saacidaya.

Advertisement

Haddaba halkaan hoose ka  daawo muuqaalka TV-ga Qaranka.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here