Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa maanta mar kale roobab waa weyn ay ka da,een Degmooyin ka tirsan Magaalada Muqdisho  kuwaasoo sidii shalay qaadayay gaadiidka yar yar iyo dadka.

Ma jirto wax khasaare nafeed ah oo ka dhshay daadadka maanta ku rogmaday Magaalada Muqdisho.

Waxaa muuqaalada laga arki karaa mooto bajaajyo biyuhu la tageen iyadoo dadkii lahaana naftooda la baxsadeen.

Advertisement

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here