Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa sheegay in Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaba Puntland Saciid Dani ay yeesheen kulan gaar u ah.

Kulankaan ayaa looga hadlay khilaafka labadooda u dhexeeya iyo sidey uga heshiin lahaayeen,  Wasiir Jaamac wuxuu fussy in mar kale ay balan yihiin labada masuul.

Advertisement

Wasiir Jaamac wuxuu wareysi siiyay Tvga Universal halkaan ayaadna faahfaahinta ka daawan kartaan  insha Allah.

Previous articleMaalintaana waan joogay
Next articleDuqeyn diyaaradeed oo lala beegsaday gaari ay wateen Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here