Muqdisho (dayniiile.com)-Qaar ka mida Bulshada Xamar ku dhaqan ayaa isu balansaday Berito oo Jimco ah isu soo bax lagu taageerayo shacabka Falastiin islamarkaana looga soo horjeedoYuhuuda.
Isu soo baxaan waxaa lagu wadaa inuu ka dhaco beerta Banaadir oo ku taal Degmada Hodan  nawaaxiga isgoyska Banaadir.
Dadweynaha ayaa lagu wadaa inay hore usoo qaataan calamada Somalia iyo Falastiin oo isku dhagan si loo muujiya walaalnimada labada Shacab.
Intaan ka war heyno Dowlada Soomaaliya waxba kuma laha qaban qaabada dibad baxaan oo loo balansan yahay aroorta hore,waxaa howsha wata bulshada rayidka ah.
xAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleMaxkamad ku taal Amsterdam oo mar kale xukun ka soo saartay dacwadii Masjidka Soomaalida
Next articleFarmaajo oo sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uusan awood u lahayn inuu meesha ka saaro hab doorasheedkii Baarlamaanka iyo Xafiiska Ra’iisulwasaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here