xildhibaan Mustaf Maamoow Geedi oo ka mid ah golaha wakiilada Jubbaland una waramayay Idaacada VOA Somali ayaa tilmaamay in dhimashadu hada kor  dhaaftay 20 ruux xili maalmo ka hor Madaxweyne Axmed Madoobe shaaciyay dhimashada 14 ruux

Advertisement

Sidoo kale waxaa barakacay 20 kun oo qoys oo qaarkood wali ku go’doonsan yihiin deegaanada jubaland qaarkood, gaar ahaan dhanka shishe ee wabiyada sida Dooloow ee gobolka Gedo.

“Waxaa laga deyrinayaa xaaladda dadkaas ay ku nool yihiin kuwaasi oo aanan helin samitixin, waxaana ay qarka u saaranyihiin in ay macluul u dhintaan”ayuu yiri xildhibaan Mustaf Maamoow Geedi oo ka mid ah golaha baarlamaanka Jubbalan oo wareysi siinayay  VOA

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of body of waterNo photo description available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here