Laba maleeshiyo Beeleed ayaa la soo sheegayaa inay maanta mar kale iskula dhaceen deegaan dhaca xadka labada Gobol ee Hiiraan iyo Sh.dhexe.

Labada maleeshiyo beeleed ayaa asbuucaan dhowr mar isku dhaceen, waxayna isku hayaan dhul beereed ku yaal deegaanka cadaad oo hoos taga Magaalada Ceel-baraf ee Gobolka Sh.dhexe.

Advertisement

Wararka ugu horeeya ee laga helaayo goobta dagaalka ayaa sheegaya inay jirto dhimashada 3 ruux iyo dhaawac intaas ka badan.

Maamulka Hirshabelle iyo faderaalka midkoodna wali uma istaagin xalinta colaada halkaasi ka jirta.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleSAYLAC YAA LEH ¡
Next articleDowlada Somalia oo Beesha Caalamka uga mahad-celisay garab-istaagooda 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here