HomeWarkiiDaraawiishta Puntland oo goobo hor leh kala wareegay Daacish

Daraawiishta Puntland oo goobo hor leh kala wareegay Daacish

Ciidamada Daraawiishta Maamulka Puntland ayaa saddexdii maalmood ee u dambeysay fuliyey hawlgallo cir iyo dhul ah oo qorsheysan, kuwaas oo laga sameeyay deegaannada ku teedsan togagga Sadow, Cadalle, iyo lugaha Raa-raha ee tog-weynaha Baallade.
Hawlgalladan oo si xeeladaysan loo fuliyay ayaa ciidamada u suurtageliyay inay la wareegaan gacan ku haynta deegaannadaas muhiimka ah, kuwaas oo muddooyinkii u dambeysay ay ku dhuumaaleysanayeen kooxaha argagixisada.
Intii uu socday hawlgalku, ciidamada Daraawiishta waxay guulo la taaban karo ka gaareen cadowga, iyagoo ka furtay hub, isla markaana ka dilay tiro ka mid ah sharwadayaasha argagixisada ah.May be an image of 1 personMay be an image of 3 peopleMay be an image of 6 people, rhinoceros and guanacoMay be an image of 10 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 8 people and textMay be an image of 5 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -