Sida Goor dhaw uu bartiisa EX. Twiter uu ku daabacay Ramy Abdu oo ah Kaaliyaha Professor ee Sharciga iyo Maaliyadda Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Yuhuuda ayaa goor dhaw oo caawa ah xasuuqday caruur badan oo reer Falastiin.

Xasuuq ba’an oo ay geysatay diyaarad aan duuliye lahayn oo Israa’iil leedahay, ayaa galaaftay nolosha shan carruur ah oo afar ka mid ah ay walaalo ahaayeen, xilli ay ku ciyaarayeen bannaanka gurigooda ee galbeedka xerada qaxootiga ee Nuseirat.

Advertisement

Magacyada Caruurta la xasuuqa waxay kala yihiin:-

1-Karam Suleymaan Abu Ghazal, 12 jir
2-Salaam Suleymaan Abu Ghazal, 10 jir
3-Aseel Suleymaan Abu Ghazal, 13 jir
4-Jana Suleiman Abu Ghazal, 8 jir
5-Ilmaha shanaad,lama aqoonsan

Source Aljazeera
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Image

 

Previous articleDAAWO: Ciidamo loo diyaarinayo dagaalka Alshabaab oo tababarkoodu ka socdo Kismaayo
Next articleKhilaafkii u dhexeeyay Madaxda sar sare ee Puntland oo la xaliyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here