No description available.
KISMAAYO (DAYNIIILE.COM)-Dugsiga tababarka Ciidanka Daraawiishta maamulka Juballand waxaa ka socda tababar la siinayo boqolaal ciidan oo loo diyaarinayo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

Wasiirka Amniga gudaha Jubbaland ayaa maanta booqday sida tababarkaasi u socdo iyadoo ay la socdeen saraakiil ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee magaca ATMIS ku joogaan Soomaaliya.

Advertisement

Qorshaha Maamulka Juballand ayaa ah in Ciidamadaani lagu wareejiyo ATMIS si ay tababar dheeraad ah u siiyaan.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka TV-ga Qaranka:-
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

 

Previous articleMaxkamada Gobolka Banaadir oo la hor keenay Gabar Tiktok isticmaasha
Next articleDEG DEG: Drons-ka Yuhuuda oo caawa xasuuqay Caruur isla dhalatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here