Gaza (dayniiile)-Magaalada Gaza ee Dalka Falastiin Caawa waxay ku jirtaa mid ka mida waqtiyadeedii ugu adkaa waxaana ku socota duqeyn aan kala joogsi lahayn.

Duqeymahaan oo saacado lagu wado Gaza ayaa warar kala duwan ka soo baxayaan iyadoo wararka qaar sheegayaan in caawa xitaa internetkii uu u shaqeyn la’yahay walow Tv-ga Aljazeera uu shaqadiisa iska wato.

Advertisement

Tv-ga Al-jazeera Si Live ah ayuu u tabaniyaaย  waxaana aad ka arki kartaa duqeyn aan marna kala hakaneyn Allow Shacabka Muslimiinta ku amaanso dhulkooda.

Wararka ugu danbeeya ee aan Aljazeera ka soo xiganeyno ayaa sheegaya in Ciidamada Lugta Israa’iil caawa is balaarin ka wadaan Gaza .

Wixii war ka soo baxa wararkeena xiga ayaan ku soo gudbineynaa inaha Allaah.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here