Sarkaal ka tirsanaa maamulka Shabeelada hoose ayaa saakay waaberigi lagu dilay  Muqdisho gaar ahaan degmada Xamarjajab waxan toogtay rag ku hubeysan bustoolada ayagao si xun loogu diley nabadoon Faqay Cabdulle Mayoow oo ahaa guddoomiye ku xigeenka maaliyada degmada Awdhiigle.

Marxuumka maydkiisa weli dhulka ayuu yaala sidoo kale waxaa ka baxay dhiig aad u badan wali laamaha amniga kama hadal dilka loo geystay maraxuumka inakstoo saakay waaberigi lagu dilay Xamar jababa Faqay abdule mayoow

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here