WAR SAXAAFADEED.

War ka soo baxay Taliska ciidanka dhulka XDS ayaa lagu sheegay in ciidanka ay toogteen dhagarqabe waxyaabaha qarxa isku soo xiray kaasi oo doonayay inuu isku qarxiyo albaabka laga gelo kulliyada jaalle siyaad ee magaalada Muqdisho .

Advertisement

Taliska ciidanka dhulka XDS wuxuu cadaynayaa in uusan jirin wax qasaara ah oo gaaray ciidanka marka laga reebo dhagarqabihii naftii haliga ahaa ee ciidanku toogteen inta uusan is qarxin.

Ciidanka Qaranka habeen iyo maalin waxeey u taagan yihiin inay ka hortagaan dhagarta khawaarijta iyo ciribtirkooda.

=XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA=

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here