Muqdisho (dayniiile.com)-Nin naftii hore ah ayaa Saaka  isku qarxiyay xerada kuliyada Jaale Siyaad ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaan ayaa lala rabay ciidamada ilaalada kore ka ah kuliyada balse intuusan gaarin ciidamada ayay rasaas ku fureen taasoo fashilisay qorshihiisa.

Advertisement

Inta la ogyahay waxaa qaraxa ku dhntay ninka weerarka soo qaaday ee naftii haliga ah.

Taliska Milatariga oo ka hadlay ayaa sheegay in weerarkaasi la fashiliyay islamarkaana laga hortagy qorshihii naftii haligaha ahaa markii la toogtay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleHaweeneey Meeyd ahaan qabri loogeeyey si loogu Soo aaso ayaa Soo kacay
Next articleTaliska Ciidanka Milatariga oo ka hadlay Qaraxa kuliyada Jaalle Siyaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here