Haweeneey loo maleeyey inay dhimatey ayaa markii qabriga lageeyey Soo toostay taasoo ka yaabisay dadkii Soo xaadirey janaasada iyo duugta.

Waxaa Cajiib ah in haweeneydaas wax ka cuntay raashinkii loo kariyay dadka duugta ka qeybgalay ee loo diyaariyay markay qabriga ka soo laabtaan.

Advertisement

Qisadan ayaa kadhacdey mid kamid ah block-yada xerada Ifo gaar ahaan section A

Maaha markii ugu horeysay oo ay dhacdo arin sidaan oo kale waxaana loo sababeeyaa qofka oo suuxa kadibna iyadoon la husband la qaato go’aan inuu dhintay lana aaso.

=Wariye Xasan Macalimuu Ifo Kenya=

Previous articleXOG: Dowlada Somalia iyo labadii shirqool ee loo maleegay
Next articleQarax ismiidaamin ah oo lagu weeraray xerada kuliyada jaalle Siyaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here