MUQDISHO (DAYNIIILE.COM): -Qarax xoggan ayaa goor dhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga Hotel Ramaadaan oo ciidamadu ku baaraan gaadiidka.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in gaari Baraada ah oo ay wateen Ciidamada Dowlada la qarxiyay  inkastoo aan la heyn faahfaahinta khasaaraha nafeed ee ka dhashay.

Advertisement

Hay’addaha amaanka ee Dowlada ayaa lagu wadaa inay faahfaahin ka soo daaraan weerarkaan iyo hadii uu jiro khasaare shacabka iyo ciidamada soo gaaray.

Wixii soo kordha wararkeena xiga ayaad kala socon doontaan insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

 

Previous articleTaliyaha Booliiska oo beeniyay inay diideen indha-shareerka iyo koofiyadaha
Next articleGaari Shirkada Hormuud leedahay oo mar kale Muqdisho lagu qarxiyay+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here