CABUD-WAAQ (DAYNIILE.COM)-C/kariin Axmed Bulxan oo ka tirsan wariyayaasha ka howlgala Magaalada Cabud-waaq ee Gobolka Galgadud ayaa goor dhaw xabad madaxa looga dhuftay.

Wariye Bul-xan  oo dhaawac ah ayaa loola cararay goohaha caafimaadka  ee Magaalada Cabaud-waaq.

Advertisement

Wariyaha waxaa xabada ku dhuftay askari dowlada ka tirsan kadib muran ku dhex maray xarun la sheegay inuu masuul ka ahaa wariyaha.

Wixii war ku soo kordha wararkeena xiga ayaad kala socon kartaan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Next articleSanatar C/qeyb-diid oo ka hor yimid qorshaha Dowlada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here