MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Senetar Cabdi-Xassan Cawaale Qeybdiid ayaa goor dhaw ka hadlay shirka Baarlamaanka ee Dastuurka looga doodayo.

C/qeyb-diid wuxuu si kukul uga hadlay qorshaha Dowlada Madaxweyne Xasan ee la doonayo in degdeg wax ka badal lagu sameeyo dastuurka isla-markaana lagu meel mariyo dastuur dhameystiran.

Advertisement

C/qeybdiid wuxuu xusay inuu gudiga dastuurka aanu awood u lahayn inuu qodob dastuurka ku qornaa badalo mid cusubna ku soo biiriyo.

“Waxaa ka digayaa in dastuurkii Somali isku raacsaneyd la badalo mid cusubna la soo daabaco,arintaasi dib u dhac ayay dalka galineysaa”ayuu yiri Sanatarku

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleWariye goor dhaw lagu dhaawacay Cabud-waaq
Next articleShirkii Baarlamaanka maanta maxa ku soo dhamaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here