Kooxo hubeysan ayaa la soo sheegayaa inay magaalada Gaalkacyo ku dileen Dhaqtar aad u da,yar oo dhawaana Xamar ka baxay.
Allaha u naxariistee Dhaqtarka  ayaa lagu magacaabi jirey Sakariye Cabdi Jaamac wuxuuna ahaa nin dhalinyaro ah oo aad u fir-fircoonaa.
Goob Caafimaad uu ka howlgalaayay isagoo ku jira ayay ugu soo galeen sedex nin oo hubeysnaa kuwaasoo qorshahoodu ahaa inay dilaan oo kaliya taasoo lala xiriirshay aano qabiil.
sidoo kale waxay isla xarunta ku dhaawaceen Gabar isaga kala howl-galeysay goobtaasi caafimaad.
XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleGabdho Soomaaliyeed oo ka mid noqday dadkii  ka bad-baaday dhul gariirka ka dhacay Dalka Moroco
Next articleDagaal u dhexeeya Alshabaab iyo Dowlada oo Saaka aroortii ka qarxay  Magaalada Ow-dheegle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here