Dalka Muslimiinta u  badan  ee Moroco ayaa la soo sheegaaa inuu ka dhacay dhul gariir cabirkiisu yahay 7,2 kaasoo khasaare badan  ku keenay qeybo badan oo dalkaasi ka mida.

Advertisement

Dhimashada oo saacad-saacad  sii kordheysa ayaa la soo warinayaa in hada ay mareyso 632 ruux halka ay dhaawacmeen in ka badan 300 ruux.

Tuulooyin waqti badan ay qaadan doonto sidii lagu gaari lahaa ayaan wali wax warbiin ah laga heyn madaama kooxaha gurmadku la sheegay inay maalmo ku qada karto sidii ay ku gaari lahaayeen.

Tuulooyinkaan oo ka fog caasimada ayaa ku yaal buuraha Atlas halkaasoo  uu dhulgariirku si ba’an u saameeyay.

 

XAFIIKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

A woman is devastated as she sees her earthquake-damaged house in Marrakesh

Many of the older buildings in Marrakesh were completely destroyed overnight

Residents evacuate through the rubble in the earthquake-damaged old city of Marrakesh

Among those staying in the open at a square in Marrakesh on Friday night were the elderly and children

Vehicles caught up in the debris were left completely destroyed

A historic mosque in Marrakesh was left badly damaged by the quake, which hit at just after 11pm on Friday

Civil protection members search for survivors buried in the rubble

Previous articleRa’iisulwasaare Xamze oo Dooxa warbixin ku siiyay Saraakiil Soomaaliyeed+SAWIRRO
Next articleKhilaafka Madaxda Galmudug oo meeshii ugu xumeyd gaartay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here