MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Waxaa Magaalada Muqdisho wali ka sii socda dilalki foosha xumaa ee dadka xigtada ah isu geysanayaan.

Shalay Nin baa walaalkiis wuxuu ku dilay Degmada Shibis dadka horyooda wali xili uu adeegsanayay maqar sida la sheegay.

Advertisement

Nawaaxiga suuqa cowska ee u dhaw isgoyska Afarta Jardiino ayaa la sheegay inay isla soo gaareen iyagoo is eryanaya,ugu danbeyna dadkoo wada arkaya ayuu surka ku dhuftay isla bartaas ayuuna ku geeriyooday.

Booliiska ayaa markaa kadib soo gaaray goobta inkastoo gacan ku dhiiglaha uu baxsaday ,waxaana meesha laga qaaday meydka.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIILE.COM

Previous articleWararkii ugu danbeeyay ee xaalada Gaza
Next articleTaliyaha Ciidamada Xoogga oo Xarardheere gaaray+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here