Bulsha waliba waxa ay sii diyaarisaa Jiilkii iyaga Bedeli lahaa. Jiilkaa cusub oo Dalka ku sii wadi doono wixii ay ka dhaxaleen kana barteen jiilkii iyaga ka horeeyay.

1. Jiilka Somalida Maanta, maxeey ka dhaxlayaan Caruurtu si mustaqbalka ay u horuumaraan ? (F.S:1aad)

Advertisement

2. Qaar kale oo ka mid ah Caruurta Afrika, maxeey ka dhaxli doonaa Bulshadooda maanta? ( F.S: 2aad)

3. Jiilka Caruurta Carbeed ee Maantu, Maxeey ka dhaxli doonaan, Aabayaashooda Maanta nool ? ( F.S: 3aad)

4. Jiilka Carrurta Japan ee Maantu, maxey ka dhaxlidoonaan Waalidiintooda Maanta? (F.S: 4-5aad)

5. Jiilka Reer Galbeedka maantu, maxeey uga tagayaan Caruurtooda Berri ? ( F.S: 6-8)

Talo keen, Caruurta ma sidaa ayaan ku sii deeynaa, si ay wax ula qeybsadaan Jiilasha ummadaha kele Berrito.

Aan saan wax u dhaano, Annagaa iyo iCaruurteenaba Jidka toosan Alla hana tuso Aamiin.

Qore :Yahya Amir

Previous articleMuuse Biixi  oo shaaciyay waqtiga doorashooyinka 
Next articleXamze Cabdi-Barre oo Muqdisho ku qaabilay Xildhibaano ka tirsan Ururka Bariga Afrika (EAC) +SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here