MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War qoraala oo ka soo baxay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu amray shacabka degan Xaafada Xero Kaluun ee Muqdisho inay bixiyaan lacagtii kirada ahayd ee laga rabay.

Waaaarada Kaluumeysiga waxay shacabka ugu hanjabtay mudo asbuuc ah inay qidmada ku bixiyaan hadii kale ka guuraan xaafada Xero Kaluun mudadaas.

Advertisement

Lama oga waxa ah ku dhaqaaqi donaan qoysaska ku dhaqan dhulka Wasaarada Kaluumeysiga ee xero Kaluun madaama asbuuc loo qabtay inay ku dhiibaan lacag lagula heshiiyay oo kiro camal ah ama inay guuraan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleHowlgal ka dhacay duleedka Afgooye oo lagu dilay tobanaan Alshabaab ah
Next articleDAAWO: Duqeymihii Dowladu sheegtay in Alshabaab lagu laayay oo shacab badan lagu xasuuqay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here