Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka xaq u dirirka deegaanka, Ciidanka Daraawiishta iyo Nabad sugidda Koofur Galbeed ayaa saaka howlgal qorsheysan ka fuliyay xarun ay kooxda Khawaarijta ku laheyd tuulada Taflow oo 25KM dhanka koofureed kaga beegan degmada Bardaale ee gobolka Bay.

Ciidanka ayaa howlgalkan ku dilay ilaa 9 ka mid ah Khawaarijta, iyagoo sidoo kale soo furtay 9 qori oo AK-47 ah, 1PKM iyo 8 Sanduuq oo Rasaas ah sida uu warbaahinta qaranka u xaqiijiyay Cusmaan Xasan Maxmed oo ka mid ah saraakiisha hoggaaminayay howlgalkan.

Advertisement

Deegaanka Taflow ayaa waxaa haatan gacanta ku haya ciidanka deegaanka iyo kuwa nabad sugidda oo is kaashanaya, waxaana ayna ka wadaan howlgallo amniga lagu xaqiinayo.

XIGASHO RAADIYAHA CIIDAMADA DOWLDA.

No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

 

Previous articleMaxay ka wada hadleen Puntland iyo Beesha Caalamka+SAWIRRO
Next articleSaddaxdaan Tuug kee u Dambi badan? .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here