Qaraar  ka soo baxay Hay’ada Qaramada Midoobe  UNSCR  oo tirsigiisu yahay 2710 ayaa lagu codsanay in la sameeyo qiimayn farsamo oo wadajir ah.

Qiimeeyntaan waxaa laga dalbaday inay wada jir u sameeyaan gudi ka socda Dowlada Faderaalka Soomaaliya iyo Midawga Afrika iyadoo lagu sameynayo si wada jir ah.

Advertisement

Macluumaadka waxaa loo isticmaali doonaa in si wada-jir ah loogu qprsheeyo wejiyada dhiman ee dhimista Ciidamada ATMIS iyo in la qaato go’aano wax ku ool ah oo ay xog-ogaalnimo ku jirto

May be an image of 3 people and text that says "ထာာာ f ATMIS AFRICAN UNION TRANSITION MISSION SOMALIA ATMIS 快 wwW atmis au.org Codsiyada qiimeynta farsamada wadajirka ah ayaa leh faa'iidooyinkan hoos ku qoran Qiimeynta wejiga 2 ee dhimista Askarta In laga barto casharada wanaagsan In la fahamo caqabadaha uu yeelan karto qaab-dhismeedka amniga qaranka ee dib loo cusbooneysiiyey iyo xaalada qorista askarta cusub Macluumaadkan waxaa loo isticmaali doonaa si istiraatij ah loogu qorsheeyo wejiyada dhiman ee dhimista Ciidamada ATMIS, iyo in qaato go'aamo wax ku ool ah oo ay xog ogaalnimo ku jirto. #WaajibaadkacusubeeATMIS #UNSCR27"

 

Previous articleWasiirka Qorsheynta iyo wakiilka QM oo ka qeybgaleen kulan looga hadlaayay dhaqalaaha Sanduuqa Wadajirka+SAWIRRO
Next articleTirada ATMIS Milateri iyo Booliis-ba loo ogolyahay sanadka cusub 2024 inay joogaan Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here